SIDEED U DHISAN KARTA SHAQSIYAD AWOOD LEH?





Marka'ay Maskaxdada Ku Soo dhacdoo Awood Isla Markaba Waxa Ku Fikiraysaaa Awood Jadheed/(Physical-Power) 
Waxa Iskaga Keen Dhex Qasmey Awaada Jidhka Iyo Awooda Shaqsiyada.


Su’aashu Waxay tahay Bal Ka Waran Markay Kugu Adkaato Noloshu Eed Awood Gabto, Awoowda Jidheed miyey wax Kuu Qabanaysaaa?

Awooda Jidheed/physical Shaki La’an Waa Muhiiim Weyna u Fiicantahay Cafimaadkeena Lakin Waxan U baahanahay Awoow Shaqsiyeed San U wajahnoo Casharada Nolosha.
Shaqsiyadaadu Mayelanayso Awood,Hadii Aad Ledahy Awood Jidheed,

# Maxay tahay Awooda Shaqsiyadeed?

#Sideen u odhan Karnaa Qofkan Waa Qof Shaqsiyad Awood Leh?

Hadaba Waxa Kadiska Igu Noqotay Ayaa ah inaanan Ka wayey Qaamuska Jawaab Buuxa Oo Ku Saabsan Shaqsiyada Awooda! 
Yacni Qamuusku Kaliya Kuxuu Ku Barayaa ama Ku sheegaya Awooda Jidheeed Xitaa Hadii Aad Ku Qorto “Awoowda Shaqsiyadeed” Waxa Islamarkaba Ku sobaxaysa Awooda Jidheed, Inama siinayoo Jawaab Cad Oo ku saabsan Awooda Shaqsiyadeed.


👉Awooda Shaqsiyeed,Waa Marinka Ama Xalinta Dhibatooyinka Nolosha Iyo Latacaamulka Wax Kasta Oo Noloshada Kadhacaya.

Hadaba Markay Noloshu Kugu Adkaato ama dhibatoyin kusoo Waajahaan Matahay Qof Islamarkaba  Ka Hortaga Dhibata Oo La Tacaamula Duruufta Oo Ka Gudba Wax kasta Oo So Mara, Hada tahay Qofkas Hambalyo Waxa Tahay Qof Adag Oo leh Shaqsiyad Awood Leh.





Hadii Aad Isku Aragto Qof Daciif ah Oo Shaqsayad Dacifaleh Oo Noloshu Ka Adagtahay Sideed Oga Bixi kartaa Xaladan?

Sirta Kaliya Ee Aad Kaga bixi Kartoo Xaladan Ayaa ah, Inaa Tahay Qof iimaan leh
 (الإيمان خالق الدين خلقك)imaanka Aad Ku Qabtoo khaaliqa Ku Abuuray (Allah Swt)  

Waxaa Jira 2 Iimaan;

#Imaanka Kowaad:  Wuxu yahay Inaaa Aaminsantahay  Illahy Inu Ku Qoray wax kasta Oo Noloshada ka baxa Iyo Wax waliboo Ku Soo darsama, 
Inaad amiinta Illhayga manta ka muruggeysiyay Inuu Barina Ka farxin doono.

#Imaanka Labaad:  Waa Aaminaada aad Naftada ku Qabtid, Inaaa Adigu Is aaminsanata Waa Waxa Kaliyaa Ee Ku Cadaynayo  Inaa Tahay Qof Kolsoni Buuxda Ku Qaba Naftiisa taas Ayaana ka dhigaysa Shaqsiyad Awood Leh.



Maxay Tahay Xeelada Shaqsiyada Awooda leh?


#1 Inaa Tahay Qof Qaadi Kara Mas’uuliyada Dhamaan Go’amadii Aa Qadatay Ha Saxnadan ama Ha Qaldanadan.

#2 Inaa Baratid La Tacaamulka Marxalaha Nolosha iyo Ka Gudbida Imtixanaadkeeda.

#3 Waa Inaad Dhistaa Maskaxdada Iyo Hab Fikirkaaga aragtiyadeed Waayo Maskaxdu Waxay Lashaqaysaa Waqtiga.

#4 Barashada Xirfado Cusub Markasta Ood Barato Wax Cusub Waxay Ka Cawinaysaa Inaad Yeelato 
Shaqsiyad Awoodleh.

#5 Jeclow Naftada, Inaad Naftada Jeclato 
Waa Xeelda ogu Muhiimasan eed ku
Dhisi karto Shaqsiyad Awood leh 
  Naf jacaylku waxay ka qayb qadanaysaa
Kalsoonida Qofka Iyo Tamarta Maskaxda.



👉Ugu Dambayn Waxan Rajaynayaa Inaad Ka Fahantay Awoowda Jidheed iyo Awooda Shaqsiaydeed,
Waxan Kalon Ku Rajaynayaa Inaad Waxun Ka Faaidey Magaalkan Aan Soo Tabiyey.


MAHADSANIDIIN😊